Wasiir Beeyle oo wasiir kale Twitter-ka Block ka saaray & sababta

Wasiirka maaliyadda Doowlada Federaalka Soomaaliya “/raxmaan Ducaale Bayle, ayaa ku dhaqaaqay tallaabo aad loola yaabay lagana hadal haayo baraha Bulshada, gaar ahaan Twitter-ka.

Wasiir Beeyle, ayaa barta uu ku leeyahay Twitter-ka block ka saaray wasiir katirsan maamulka Jubbaland, kaasoo weydiiyay Su’aal ku saabsan xisaabsana xirka Miisaaniyadda 2017-2018, oo uusan wasiirka ilaa haatan soo gudbin.

Wasiir Beeyle  ayaa inta badan aad u dhibsada Su’aalaha tooska ah ee saxaafada Ama shacabka ka weeydiiyaan shaqadiisa.

 

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.