Yaxye Caamir: Ninka Bangiga dhexe loo wado waa suugaanyahan-Video

WAREYSI:-Prof Yaxye Sh.Caamir”Bankiga dhexe guddoomiye kama noqonkaro qof ajnabi ah,Ajnabiga hadda guddomiyaha ka noqon rabana wuxuu ku taqasusay Suugaanta Ingriiska halkanna hees iyo dhaqan loogama baahna,Sido kale Nigel Roberts horay ayaa looga soo Cayriyey Bankiga adduunka laakin wuxuu sheegtaa inuu ka ruqseystay,

Saaxiibo badan ayaa igu qalqaaliyey in aan u tartamo balse sanad ka hor ayaan maqlay in qof Ajnabi ah loo rabo booska sidaas ayaana uga tanaasulay tartankii aan jagadaas u gali lahaa”

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.