K. Guutaale: Anaga dad inta dilnay Kabahooda kuma aasin+video

Gudoomiyaha xisbiga Wadajir, Kamaal Guutaale, ayaa wareysi uu siiyay Tv-ga Dalsan ee xaruuntiisa tahay magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu kaga hadlay arrimo farabadan .

Kamaal Guutaale, ayaa madaxda DF ku eedeeyay amar ku taagleyn iyo caburin, wuxuuna tusaalooyin usoo qaatay doorashadii ka dhacday Baydhabo ee la afduubtay iyo shacabkii la waayay.

Sidoo kale waxaa uu DF ku eedeeyay weerarkii sanadkii hore lagu qaaday hoyga siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur iyo dhiibistii Qalbi-dhagax.

Halkan ka daawo muuqaalka.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.