Farqiga u dhaxeeya doorashada Baydhabo & tan Garowe

Inkastoo labada doorasho ay ahaayeen kuwo heer gobol ah, hadana Farqi aad u weyn ayaa u dhaxeeya doorashadii ka dhacday Baydhabo ee lagu doortay lafta-gariin  iyo tan shalay Garowe ka dhacday ee lagu doortay Saciid Dani.

Farqiga u dhaxeeya:

Baydhabo dad baa ku dhintay, ihaano iyo foolxumo ayaa ka dhacday, jajuub iyo adeegsiga ciidamo Itoobiyaan ah ayaa wax lagu dhigay.

Garowe dad kuma dhiman, jajuubna wax laguma dhisin, doorasho madax banaan ayaa ka dhacday.

Doorashada Baydhabo 3 Mar ayay dib u dhacday, tan Garowena waqtigii loo qabtay ayay ku dhacday.

 

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.