Toos u daawo doorashada Madaxweynaha Puntland

axaa si rasmi ah u bilaabmay doorashada madaxweynaha maamulka Puntland, xildhibaanada ayaa hadda bilaabay inay u codeeyaan musharraxiinta u taagan jagooyinka madaxweyne iyo madaxweyne ku-xigeen.

xildhibaanada ayaa hadda mid mid u codeynaya

Halkan ka daawo:

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.