Saciid C/laahi Dani waa madaxweynaha Puntland

Waxaa good dhow lasoo gabagabeeyay wareega 3aad, waxaana codadkii la tiriyay ku soo baxay Saciid C/laahi Dani.

Saciid C/laahi Dani ayaa helay 35 cod halka musharaxa la tartamayay Gen. Asad uu helay 30 cod, waxaana sidaas madaxweynaha puntland 5ta sano ee soo socota ku noqday Saciid C/laahi Dani.

Faahfaahinta goordhow la socda.

 

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.