Cashar Diblomaasiyadeed oo loo dhigay DF Soomaaliya

Waxaa qoraal caawa kasoo baxay UNka lagu sheegay in shaqaalaha UNka aan loo adeegsan karin “Persona non grata” sida uu qabo heshiiska Vienna 1961-dii, sababtuna waa qaramada midoobey ma ahan dal, shaqaalahoodana ma maraan hannaan safiir!

Qaranka ceeb ayuu dhex fadhiyaa, qaladka ay Cawad iyo kooxdiisa qarankan ka galeen waxaa lagu dhigi doonaa macaahidda iyo jaamacadaha diblomaasiyadda caalamka!!

 

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.