Baarlaman Puntland oo doortay Guddoomiye cusub

Waxaa lasoo gabagabeeyay tirinta codadka doorashada xildhibaanada Puntland ay ku dooranayeen guddoomiyaha baarlamaanka.

Labada nin ee isugu soo hartay wareega labaad ayaa kala helay codadka, Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo) 43 cod iyo Cabdijamaal Cismaan 23 cod .

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.