Wuxuu ahaa Fuundi maantana waa Taajir: Qisada mid kamid ah musharixiinta Puntland-Video

Maxamuud Khaliif Jebiye, waa Ganacsade lawada yaqaan, islamarkaasna kamid ah musharixiinta hada u taagan qabashada xilka Madaxweynaha maamulka Puntland.

Mr Jebiye, oo mar la hadlayay isu soo bax lagu taageerayay musharxnimadiisa, ayaa ka hadlay Qiso ku saabsan noloshiida, islamarkaasna uu ku bogaadinayay dhalinyarada Puntland ineey wax qabsadaan.

“Ilaaheey baan idinku dhaarshee badala dhaqanka ah Xafiis baan ka shaqeynayaa, waa inaan badalnaa inaad tiraahdid shaqo ma qabanayo ilaa xafiis leey magacaabo” ayuu yiri Mr Jebiye.

Guji oo halkan ka daawo Muuqaalka Jebiye:

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.