DF oo cadaadis lagu saarayo sii deynta Rooboow

Sida Ana warar hoose ku heleeyno Beesha caalamka, ayaa Doowlada Federaalka Soomaaliya cadaadis xoogan ku saareysa sii deynta musharax Mukhtaar Rooboow oo maalmo kahor ciidamada Itoobiya kasoo xireen magaalada Baydhabo.

Mukhtar Robow defected from al-Shabab last year
Mukhtar Robow defected from al-Shabab last yearj

Wararku waxeey intaas ku darayaan, in saacadihii lasoo dhaafay shir xasaasi ah uu ka dhacay xaruunta Xalane oo saldhig u ah ciidamada AMISOM iyo safaaradaha qaar kamid ah dalalka reer Galbeedka.

Shirkan ayaa diirada lagu saaray, in xuriyadiisa dib loo siiyo Mukhtaar Rooboow. Islamarkaasina uu halkiisa kasii wato ololihiisa doorashada.

Maanta gelinka dambe ayaana lagu wadaa in kasii daaayo Rooboow, dhibka ugu laabto Baydhabo.8

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.