Amb. C/salaan: Madaxweynaha waa inuu dejiyaa Xaalada Siyaasadeed

Danjire C/salaan Xaaji, oo ka hadlay xiisaha siyaasadeed ee dalka ka taagan iyo Mooshinka laga soo gudbiyay Madaxweyne Farmaajo, ayaa madaxweyne Farmaajo ugu baaqay, inuu marka hore dajiyo Xaaladda Siyaasadeed.

Danjire C/salaan, ayaa sheegay in dhibaatada ay kasoo bilaabatay markii lakala diray Guddiga Maaliyadda Baarlamanka.

Halkaan ka daawo Hadalka Danjiraha:

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.