CC Shakuur oo XAQIIQO Dahsoon ka bixiyay iscasilaadii Shariif Xasa

185

Siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur oo siweyn u mucaaradsan dowladda talada haysa ayaa bixiyay waxa ay ka dhigan tahay iscasilaadii shalay uu ku dhawaaqay Shariif Xasan Sheikh Aadan.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in Shariif Xasan uu noqonayo siyaasiyigii Afaraad oo awood, dhaqaale iyo waqti lagu bixiyo si xilka uu kaga tago, maadaama uu si weyn uga soo horjeeday dowladda Soomaaliya.

Waxaa ka horeeyay Cali Cabdullaahi Cosoble, Taabid Cabdi Maxamed iyo Maxamed Cusmaan Jawaari oo uu sheegay in dhamaantood awood dhaqaale iyo ku takri fal hantiyadeed xilka looga qaaday.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.