DHAGEYSO: Xasan Sheikh Muxuu kaga wanaagsanaa Farmaajo

270

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay waxyaabaha dowladdan ay uga wanaagsaneyd dowladdiisa iyo waxa dowladdiisa looga wanaagsanaa.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdii uu isaga hoggaaminayay ay ad uga wanaagsaneyd ugana firfircooneed dowladdan hada jirta marka loo fiiriyo dhinaca xiriirka ay la leeyihiin dowlad goboleedyada iyo ammaanka.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud

 

 

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.