DHAGEYSO: Maxaa ka soo baxay kulan gaar ah oo D.F iyo Puntland looga hadlay?

Kulamo saacado socday ayaa dhexmaray Guddi ka socday Aqalka Sare ee Soomaaliya uuna hogaaminayey Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole iyo guddoonka baarlamaanka Puntland, waxaana kulankaas aad loogu lafo-guray arrimaha muhiimka ah ee taagan.

Kulanka oo saacado qaatay ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa si wadajir ah wariyaasha ula hadlay Afhayeenka baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi & Senator Cabdiraxmaan Faroole, waxaana uu sheegay Afhayeenka baarlamaanka Puntland in ay is faham wanaagsan gaareen.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.