Kheyre oo u tagay Xildhibaankii xalay la dhaawacay

146

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa booqday dhaawaca Xildhibaan Barow oo ka tirsanaa baarlamaanka, kaasi oo xalay ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho.

Ra’iisul wasaaraha ayaa caafimaad alle uga baryay xildhibaanka, wuxuuna sheegay inuu ka xun yahay sidey xalay wax u dhaceen.

Hoos ka daawo Sawirada.

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.