Habacsanaanta ka jirta Howlaha Baarlamaanka Soomaaliya

503

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa todobaad ka hor furay kalfadhiga afaraad ee baarlamaanka Soomaaliya, kadib munaasabad lagu kala qeyb samay oo ka dhacday magaalada Muqdisho.

Maalintii Isniinta ee lasoo dhaafay oo magaalada uu ka dhacay qarax xoogan ayaa waxaa la furay kalfadhiga afaraad ee baarlamaanka oo xildhibaanada aqalka sare ay qaadaceen ka qeyb galkiisa.

Ilaa iyo hadda ma jiro hal kulan oo xubnaha baarlamaanka ay ku yeesheen magaalada Muqdisho, waxaana taasi badalkeeda laga dhaawacay xalay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaanan shaqo badan qaban tan iyo waxii ka dambeeyay Guddoomiye Jawaari laga eryay guddoonka baarlamaanka Soomaaliya.

Baarlamaanka Soomaaliya
Baarlamaanka Soomaaliya

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.