Aqalka Sare oo Go’aan ka qaatay Kulanka Farmaajo uu maanta furmayo

244

Xildhibaanada aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa go’aan lama filaan ah ka qaatay furitaanka Kalfadhiga afaraad ee golaha shacabka, oo maanta uu furayo madaxweyne Farmaajo.

Xildhibaanada aqalka sare oo qaarkood saxaafadda la hadlay ayaa sheegay inay qaadaceen ka qeyb galka furitaanka kalfadhiga Afaraad ee golaha shacabka.

Lama oga ujeedada ka dameysa inay go’aankaan qaataan, laakiin xubnaha aqalka sare ayaa la filayaa inay faahfaahin ka bixiyaan.

La soco waxii kusoo kordhaa Insha allah.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.