AKHRISO: Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Madaxweyne Muuse Biixi

Maamulka Puntland ayaa ka jawaabay hadalkii shalay uu Magaalada Hargeysa ka sheegay Madaxweynaha Somaliland,kaasoo ahaa in dowladda Dhexe ee Soomaaliya iyo Puntland ay ka wadda hadleen dagaalka Tukaraq.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.