Puntland oo digniin amni soo saartay

Guddiga Difaaca Puntland ayaa soo saaray amaro la xiriira isu socodka gaadiidka iyo dadka, kadib kulan gaar ah oo ay yeesheen.

Guddiga ayaa saraakiisha ammaanka faray in baraha kontoroolada aanay soo dhaafi karin dhammaan gaadiidka sida shidaalka ee ka imaanaya dhanka Garowe.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.