Shir looga jawaabayo Fatahaadaha oo Muqdisho ka furmay

Shir heerkiisu sareeyo oo ku saabsan ka jawaabidda Fatahaadaha halakeeyay qeybo kamid ah dalka, ayaa ka furmay Muqdisho.

Shirka waxaa gudoominaya Ra’iisulwasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxaana ka qeyb galaya wasiirkaka arimaha gudaha, xubna ka socda Qaramada midoobay.

Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya, isku dubba Ridaha gargaarka Soonaaliya, ururada Caalamiga ah ee aan dowliga aheyn iyo masuuliyiin ka socota maamul Gobaleedyada iyo Gobalka Benadir

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.