Sawiro: Halkaan Waa Muqdisho ma aamineysaa

Magaalada Muqdisho oo roobab xoogan ay ka da’ayeen saacadihii u dambeeyay ayaa waxaa saameyn ku yeeshay biyaha roobabka ay dhigeen.

Waddooyinka Qaar ayaa burburay, xaafadaha Qaar biyo ayaa fariistay halka xarumaha dowadda ay biyo galeen degmooyinka Qaar.

Hoos ka daawo

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.