Shirkii Baydhabo oo lagu soo idleeyay magaalada Baydhabo [Akhriso]

86

Waxaa magaalada Baydhabo ee gobolka Baay lagu soo gabo gabeeyay shir u dhaxeeyay madaxda maamul goboleedyada oo maalmihii u dambeeyay ka socday magaaladaasi.

Madaxda ayaa qoraal kasoo saaray ugu dambeyn kulankooda ka dhacay magaalada Baydhabo.