Puntland oo ka hadashay dagaalka Tukaraq

120

War kasoo baxay Madaxtooyadda Puntland ayaa looga hadlay dagaalka iyo waxyaabaha Sababay, waxaana Puntland ay ku eedeeysay Somaliland in ay dagaal kusoo qaadeen ciidamada Somaliland.