DEG DEG: Dagaalkii Tukaraq oo war cusub uu kusoo kordhay

466

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda warfaafinta Puntland ayaa goor dhow shaaciyay in ciidamada Puntland ay dagaal kula wareegeen degaanka Tukaraq.

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Puntland Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil sheegay in dagaal uu wali socdo,islamarkaana ay wali gacanta ku hayaan degaankaasi.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Somaliland oo ku aadan sheegashadda Puntland.