Shacabka Muqdisho oo ku nool magaaladaan [Sawirro]

190

Shacabka magaalada Muqdisho waa dadka ugu badan ee bixiya canshuurta dowladda, waxaana dhawaan guddoomiyaha gobolka uu ka mahad celiyay in ugu yaqaan 40 kun oo doolar ay canshuur ahaan u bixiyeen shacabka Muqdisho.

Laakiin waxay isticmaalaan waddooyinkaan dhisan haddana sida hoos u yaala.