Xildhibaan Fiqi oo Fariin u diray Madaxweyne Farmaajo [Daawo]

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi, oo kamid ah xildhibaanada ugu cad cad ee difaacaya Prof Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari ayaa fariin u diray madaxweyne Farmaajo.

Xildhibaanka ayaa ka dalbaday madaxweyne Farmaajo inuu markale kala dhex galaa khiaafka sii xoogeysanaya ee u dhaxeeya xildhibaanada mooshinka wada iyo kuwa difaacaya.

Axmed Macalin Fiqi wuxuu sheegay in xaalada baarlamaanka hadda uu ku jiro ay ka daran tahay middii Sabtidii lasoo dhaafay madaxweynaha uu baajiyay.

Islamarkaana ay horseedi karto in dalka marxalad kale uu galo.

Hoos ka daawo Muuqaalka

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.