DEG DEG: Jawaari oo u Jawaabay Muudeey

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari ayaa soo saaray warqad Jawaab ah.

Warqadaasi ayaa jawaab u ah Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka C/Welli Sheikh Ibraahim Muudeey oo saaka warqad soo saaray.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Muudeey uusan aheyn sii hayaha xilka guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

Goordhow naga filo warqadda kasoo baxday xafiiska Jawaari.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.