Akhriso: Qoraalka kasoo baxay Xafiiska Jawaari

War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Jawaari ayaa lagu sheegay in xilka aan laga qaadin Xoghayaha guud ee baarlamaanka Soomaaliya.

Qoraalka waxaa lagu cadeeyay in Guddoomiyaha baarlamaanka uu xilka ka qaadi karo Xoghayaha baarlamaanka marka uu la tashado labadiisa ku xigeenka.

Hoos ka akhriso Qoraalka

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.