SAWIRRO: Farmaajo iyo Xaaf oo dhagax dhigay dekedda Hobyo

327

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa goor dhow si wadajir ah u dhagax dhigay dekedda Magaalo Xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug.

Galmudug ayaa sheegtay in dekeddaan ay tahay mid muhiim u ah ilahooda Dhaqaallaha.

Madaxweynaha ayaa sheegay in ay dardargelin doonaan Dhismaha Dekedda Hobyo.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.