Dab Khasaaro geystay oo ka kacay degmada Yaaqshiid [Sawir]

244

Degmada Yaqshiid ee Gobalka Banaadir Guri Ku Yaala ayaa Caawa Deb Ka kacay Waxaana Debkaasi uu Sababay in gurigii uu Bas beelo.

Guriga gubtay ayaa ahaa Jiigad ay Degan yihiin Dad Dan yar ah, Waxaana Debkaasi Keenay Koronto Sida ay ii sheegeen Dadka Deegaanka.

Goobta uu debka ka kacay ayaa ah Meel Aan ka Fogeen Laanta juungal, iyo Schoolka Yaaqshiid.

Shacab Farabadan ayaa Ka Qayb Qaatay Deminta Dabka, Waxaana La sheegayaa in uu bas Beelay guriga.

Gaadiidka Deb damiska ee G/banaadir ayaana qayb ka qaatay Deminta dabkaas

Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa Muqdisho Taabit cabdi Maxamed ayaana goobtaasi gaaray Waxuuna kormeeray Dabkaas Qasaaraha uu geestay , Asigoo la hadlay shacab Farabadan oo Soo gurmaday

Degmada Yaqshiid ee Gobalka Banaadir
Degmada Yaqshiid ee Gobalka Banaadir