Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Qardho

441

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa Goor dhow Gaaray Magaalada Qardho.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa soo dhaweeyay Waxgaradka degmada ee uu ka mid yahay Boqor Burhaan.

Ammaanka Magaalada ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana Madaxweyne Farmaajo uu Safarka dhulka ah uu ku tagay Qardho.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Wasiiro, Xildhibaano iyo Madaxweynaha Puntland.

 

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.