Daawo Khubadii Kheyre ee magaalada Jowhar

Mogadishi (Midnimo) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa khubad xiiso badan ka jeediyay xafladii caleemo saarka ee madaxweynaha Hirshabeelle.

Khudbadaasi oo aheyd mid xeeladeysan maadaama dhamaan hogaankii maamul goboleedyada ay ku wada sugnaayeen magaalada Jowhar, ayuu ku amaanay magaalada.

Wuxuu dardaaran u jeediyay hogaanka cusub ee maamulka Hirshabeelle, isaga oo kula dardaarmay inay nabad galyada ka shaqeeyaan.

Hoos ka daawo khubadda.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.