R/wasaare Kheyre oo New York kula kulmay Sergei Lavrov+Sawiro

321

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa Soomaaliya u matalaya shirka, waxaana lagu wadaa inuu khudbad dheer ka jeediyo maalinta jimcaha ee soo socota.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulan la qaatayWasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka Sergei Lavrov, iyagoo ka wada hadlay iskaashiga labada dal, la dagaalanka argagixisada iyo arrimo kale.

 

Waa kulankii u horeeyay ee Ra’iisul Wasaaraha kula qaato New York, mas’uuliyiinta caalamiga ee shirka ka qeyb galaya, waxaa lagu wadaa in madaxda kalena uu kulamo gaar gaar ah la yeesho.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.