Aadan Barre Ducaale oo ka hadlay in markale loo doortay Xildhibaanka Garissa-Video

0
3

Aadan Barre Ducaale, ayaa shacabka Garissa uga mahad celiyay in markale isaga ay u doortaan Xildhibaanka u matalaya 5ta sano ee soo socota.

Aadan Barre, ayaa loolan adag kala kulmay Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamanka Kenya, Faarax Macalin.

Halkan ka daawo muuqaalka Aadan Barre Ducaale:

Share Your Comments