Somalia :Madaxweynaha Koofur Galbeed oo isku shaandheyn wasiiro sameeyay

Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheikh Aadan ayaa maanta ku dhawaaqay isku shaandheyn ku aadan golaha wasiirada ee maamulka Koofur Galbeed.

Warqad qoraal ah oo ay ku qoran yihiin golaha wasiirada cusub ee Koofur Galbeed oo aan helnay ayaa muujineysa in shaqsiyaad cusub ay ka mid noqdeen golaha wasiirada Koofur galbeed.

Maalmihii ugu dambeeyay ayaa la hadal hayay isku shaandheynta uu sameynayo madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheikh Aadan.

Hoos ka akhriso qoraalka isku shaandheynta wasiirada Koofur Galbeed.

Waxaan kaa raali gelineynaa qoraalka oo si wanaagsan aan loo fahmeyn, balse sida ugu dhaqsiyaha badan ayaan u raadin doonaa qoraal nadiif ah, Insha allah.

Shariif Xasan Sheikh Aadan

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.