Somalia : Puntland & Galmudug oo balanqaaday wada shaqeyn amaan [Sawiro]

Madaxda maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa balanqaaday inay ka shaqeyn doonaan amaanka iyo kala dambeynta gobolka Mudug.

Isniintii todobaadkaan ayaa magaalada Gaalkacyo waxaa ka furmay tababar ay qaadanayaan ciidamo isku dhaf ah kuwaasi oo laga kala keenay deegaanada Galmudug iyo Puntland.

Madaxweyne ku xigeenada labada maamul ayaa kaga dhawaaqay magaalada Gaalkacyo inay ka wada shaqeyn doonaan amaanka magaalada Gaalkacyo iyo deegaanada labada dhinac.

Hoos ka daawo sawirada

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.