Chelsea oo u dhaqaaqday Lewandowski

69

Kooxda haysata Horyaalka Premier League ayaa isku diyaarineysa sidii ay uga maarmi lahayd weeraryahankeeda anshaxa daran Diego Costa, kaasoo u muuqda mid uu soo dhamaaday mustaqbalkiisi Chelsea.

Sida uu goordhow daabacay wargeyska Mirror Chelsea ayaa u dhaqaaqeysa sidii ayu keeni lahayd weeraryahanka Bayern Munich Robert Lewandowski.

Lewandowsi ayaa xagaagaan dhamaaday 43 Gool u dhaliyay kooxdiisa dhamaan tartamada oo idil, balse waxaa aad u adkaan doonta in xidigaan 28 jirka ah ay Bayern si sahlan ku fasaxdo.

Sidoo kale Chelsea ayaa ku dhow ineey 100m dib ugu soo ceshato xidigeedi hore Lukaku, kaasoo hada ku sugan kooxda Everton.

Comments