Somalia : Ciidamada Puntland oo duqeynaya Al-shabaab [Sawiro]

Ciidamada Maamulka Puntland ayaa duqeeyay goobo ay ku sugnaayeen Al-shabaab gaar ahaan buuraha Galgala, sida ay muujinayaan sawiro laga soo qaaday.

Saraakiisha ciidamada Puntland oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay inay guulo ka gaareen dagaaladii ka dhacay deegaanada buuraha Galgala.

Saraakiisha waxay sheegeen inay burburiyeen saldhiga ciidamada Al-shabaab ku leeyihiin buuraha Galgala.

Hoos ka daawo sawirada

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.