Warbixin: Halkee ayay mareysaa xasilintii magaalada Muqdisho?

59
Somali soldiers patrol in Wadajir distri…Somali soldiers patrol in Wadajir district South of capital following heavy fighting as Somali government and African Union troops battled a powerful militia warlord in a bid to disarm him, on August 15, 2014 in Mogadishu. Somalia’s government launched a disarmament campaign earlier this month, with troops backed by the AU mission in Somalia (AMISOM) today fighting to seize weapons from militia leader Ahmed Dai. AFP PHOTO/MOHAMED ABDIWAHABMohamed Abdiwahab/AFP/Getty Images

Ku dhawaad muddo bil ah ayaa laga joogaa markii DF Somalia ay ku dhawaaqday qorshe lagu xasilinayo magaalada Muqdisho. Qorshahan ay dawladdu sheegtay in ku dhimayso hubka ay dadku sida sharci-darrada magaalada ugu dhex wataan si dawladdu ay awood ugu hesho sugidda amniga. RWaha Somalia, Xasan Cali Kheyre ayaa xalay xilli dambe tagey isgoysyada dhowr degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir si uu u soo eego sida hawsha xasilintu ay u socoto.

Waxaa iyaguna talaabooyin taas la mid ah qaaday guddoomiyeyaasha degmooyinka. Zeynab Maxamuud Warsame (Xaabsey) waa guddoomiyaha degmada Wardhiigley.

Halkaan ka dhagayso warbixin ku saabsan:

 

Comments