Mogadishu: Kheyre oo kormeeray sagaal degmo [Sawiro]

55

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kormeeray sagaal degmo oo ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir kuwaasi oo baaritaano ay ka socdaan.

Kormeerka ayaa ahaa mid lagu dhiiro gelinayay ciidamada amaanka ee howlgalka xasilinta caasimada ka wada magaalada Muqdisho.

Wasiirka amniga iyo taliyaha nabad sugidda Soomaaliya ayaa qeyb ka ahaa kormeerka ra’iisul wasaaraha uu ku sameeyay degmooyinka gobolka Banaadir.

Hoos ka daawo sawirada

Comments