Mogadishu: Dib u Dhiska Maqaayada Pizza House oo bilowday [Sawiro]

68

Dhalinyaro badan oo ku nool gobolka Banaadir ayaa dib u bilaabay dhismaha maqaayada Pizza house oo dhawaan ay weerareen Al-shabaab.

Dhalinyaradan oo ka koobnaa wiilal iyo gabdho ayaa sheegay inay ka xumaadeen dhalinyaradii saaxiibadood ahaa ee ku dhintay weerarkii Al-shabaab ku qaadeen maqaayada.

Waxay sidoo kale sheegay in dhalinyaro wax baratay kuna sugnaa dalka ay lahaayeen fikradda dhismaha maqaayadaasi oo dhalinyaro badan u sawiro tagi jireen.

Hoos ka daawo Sawirada

Comments