Dhagayso: Turkiga oo wada dadaalo Qatar go’doominta looga qaadayo

45

Dowlada Turkiga ayaa wali sii waddo dadaalo dhinaca diblamaasiyadda ah oo ay ku dooneyso in xayiraada looga qaado dalka Qatar.

Wariyaha VOA-da Nur Hassan Nur, ayaa warbixintan ku eegaya dhaxdhaxaadinta Turkiga ee xaalada cakiran ee ka taagan Bariga Dhexe.

Comments