Mogadishu: Ciidamada oo kordhiyay feejignaanta amni [Sawiro]

Ciidamada amaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa kordhiyay feejignaanta dhanka amaanka, waxaana ciidamada ay baaritaano ka wadaan caasimadda Soomaaliya habeen iyo maalin.

Ciidamada xasilinta caasimadda Soomaaliya ayaa waxay ka hortageen falal badan oo amni daro ah, waxaana bishaan laga dareemayaa isbadal dhanka amaanka ah caasimadda Soomaaliya.

Waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayay ciidamadan ka sameeyaan baaritaanada dhanka amaanka, iyaga oo baaraya gaadiidka iyo dadweynaha saaran.

Hoos ka daawo sawirada

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.