Mogadishu: Dowladda Soomaaliya oo Go’aan kasoo saartay Khilaafka Qatar & Khaliijka

Wasaarada arimaha dibadda Soomaaliya ayaa war qoraal ah kasoo saartay khilaafka cusub ee u dhaxeeya dowladda Qatar iyo dalalka Sacuudiga uu hogaaminayo.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku baaqeyso in wadahadal lagu dhameeyo xiisada cusub ee u dhaxeyso dalalka Khaliijka.

Hoos ka akhriso qoraalka

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.