Mogadishu: Indonesia oo Dowladda gargaar ku wareejisay

Dowladda Indonesia ayaa dowladda Soomaaliya ku wareejisay gargaarkii ugu horeeyay oo loogu talo galay dadka abaaraha saameynta ay ku yeesheen sanadkaan.

Gargaarkaasi oo saarnaa markab kusoo xirtay dekada magaalada Muqdisho ayaa waxaa loo qorsheeyay in la gaarsiiyo dadka abaaraha ay saameeyeen sanadkaan.

Masuuliyiin ka socotay dowladda iyo gudiga gurmadka abaaraha ayaa dowladda Indonesia ka guddoomay gargaarkaasi, waxayna kaga mahadceliyeen caawinta ay u sameeyeen shacabka Soomaaliyeed.

Hoos ka daawo sawiarada.

Share Your Comments

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.