Daawo: Waxar Mucjiso ah oo ku dhalatay dalka India

30

Mucjisooyinka Ilaaheey waa kuwo farabadan waana kuwo loogu tala galay in Bini’aadanka ku cibro qaataan Muslim iyo gaal intaba.

Hadaba Mucjisooyinka ilaaheey mid kamid ah ayaa todobaadkan lagu arkay dalka India, kadib markii Ri’ ay dhashay waxar hal il leh.

Waxartaan yar ayaa nooleeyd maalmo qura kadibna waa dhimatay, balse waxeey soo jiidatay warbaahinta ka howlgasha gudaha dalka India iyo kuwo caalami ah.

Comments