Maqaaxi caan ka ah Jabuuti oo Hilika dadka lagu iibin jiray oo la xiray

23

Maqaaxi iyo Hotel is wata oo caan ka ah dalka Jabuuti ayaa albaabada laysugu laabay, kadib markii Booliska lagu soo war geliyay in Maqaaxida lagu iibiyo Hilib Bini’aadan.

Dad deris la ah Hotelka iyo kuwo macaamil la ahaa oo ka shakiyay, ayaa Booliska ku war geliyay in Maqaaxida Hotelka lagu iibiyo Hilibka dadka.

Intaas kadib Booliska ayaa si xoog ah ku galay Maqaaxida waxeeyna ugu dhex tageen Xubno bini’aadan oo jarjaran sida Gacmo iyo Madxo Dhiig Fresh ah ka socdo.

Sidoo kale maqaaxida ayaa waxaa laga dhex helay Hub sharci darro ahaa, waxaana arintaas loo xiray ilaa 10 ruux.

Sababo amaan dartood waxaa la qariyay magacyada dhamaan dadka arintaan foosha xun loo xiray.

Walaal adigoo mahadsan share garee qoraalkan….

Xigasho: houstonchronicle-tv.

Comments