Dawooyinka dabiiciga ah ee Hargabka

38

Malabka iyo Liin Dhanaan Shaaha lagu Darsado waxey Daawo u yihiin Hargabka.

3- SANJABIISHA.

Sanjabiishu waxey joojisaa Qufaca, Cuncunka iyo Xanuunka Dhuunta. waxey kaloo yareysaa Lalabada.

4- TOONTA.

Toonta waxa ku jirta Maadada loo yaqaano (Allicin) oo Shaqo joojin ku sameysa Jeermiska Hargabka.

5- LIINTA.

Liintu waxey yareysaa Sidoo kale Qufaca, Hindhisada iyo Qoyaanka badan, waxeyna Xoojisaa Difaaca jirka.

6- FILFISHA.
Filfishu waxey hoos u Dhigtaa Awooda Feyraska (Virus) sababaya Xanuunka.

7- LUQLUQASHADA.
Ku Luqluqashada Biyo Kulul wuxuu ka Hortagaa Hargabka ama Durayga.

8- UUMIS/UUNSASHADA.

Biyaha Kulul oo lagu Uunsado waxey yareysaa Firfircoonida Viruska Hargabka.

W/Q:- Macoow Ustaad.

Comments