Gedo: Caruur ku dhimatay duqeyn ay geysteen Diyaaradaha Kenya

41

Laba caruur ah ayaa dhimatey mid kalana dhaawac daran ayaa soo gaarey ka dib markii ciidamada Kenya ay duqeyn ka geysteen deegaanka Coos Qurun oo ka tirsan degmada Ceel-Waaq ee Gobolka Gedo.

Dadka deegaanka ayaa VOA-da u sheegay in ciidmada Kenya ay soo gaareen deegaanka dhowr iyo laabtan saac ka hor inta aysan sameynin duqeyntan.

Halkan ka dhagayso warka duqeynta:

Comments