Daawo Farsamooyinka iyo Goolasha Marco Asensio

48

Marco Assensio oo ah xidig usoo baxay Real Madrid, ayaa aduunka ka yaabsaday markii uu Habeeno Hore Gool caaqibo leh ka dhaliyay Kooxda Bayern Munich.

Hadaba waxaan halkan idinkugu soo gudbin doonaa muuqaal kooban oo ka hadlaya Farsamooyinka iyo Goolasha uu dhaliyay intii uu ku sugnaa Mallorca.

Comments